Xarumaha Degmooyinka  Gobolka Banaadir oo laga cabsi qabo  in Al-shabaab Weeraro ka Geeystaan,Sababtoo Amnigooda Faraha ayuu ka Baxay!!!

Reading Time: < 1 minute

Weerarada iyo qaraxyadda ay Masuuliyadooda sheeganayaan Al-shabaab ayaa kusoo xoogeeysanaayo Degmooyinka Gobolka Banaadir ka dib markii Amnigii Caasimadda uu Farah ka baxay islamarkaana ay Dowladda Dayac-may oo ay u jaheeysatay Difaac iyo Been lagu Faafiyo Baraha Bulshadda.

Xarumaha Degmooyinka Gobolka Banaadir waxaa hada lasoo warinayaa in ay ka jirto cabsi dhinaca amniga ah sababtoo ah Maalin walbo waxaa adeegyo lacag looga qaadaayo u doonto Kumanaan ruux kuwaasi oo aan la maarin intooda badan waxaana Qof uu heli karaa jaanis uu ku waxyeeleeyo Dad shacab ah.

Ugu Badnaan 3 ama 4 Askari ayaa ilaalo looga dhigaa Xarumaha Degmooyinka Sida Degmada Howl-wadaag oo ah Degmo aad u mashquul badan Iyo Yaqshiid Maadaama Suuqyo waa weeyn ay ku yaalaan oo Shatiyo laga soo doonanaayo Dadkaasi Imaanaya waxaa ku Jiri kara Sharwade,waana in ay Digtoonaadaan Maamulada Degmooyinka oo ay Ilaaliyaan Amnigga shacabka adeegyadooda soo doonta