Xafiisyada Ugu Muhiimsan Dolwada oo Ay Buux Dhaafiyeen Shaqsiyaad Ku Heyb Ah RW/Kheeyre

Reading Time: < 1 minute

Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa intii uu joogay Xafiiska wuxuu hubeyn ku sameeyay Maleeshiyo ku heyb ah oo ku sugan degmada Deyniile ee Gobolka Banaadir.

Umada Soomaaliyeed aya Mudane Xasan Cali Kheyre ku dhaliilay in mudada halka sano iyo dheeraadka ah ee uu joogo Xafiiska usan ka shaqeyn danafiisyada ugu Muhiimsan Dowl qarameed,balse taa badalkeeda uu ka shaqeeyay sidii awood dheeraad ah u siin lahaa Beesha uu ka soo jeedo ama uu ka dhashay ee Murrusade.

Sidoo kale,Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya ayaa lagu eedeeyay inuu dhamaan Xafiisyada Dowladda kuwooda ugu muhiimsan uu u magacaabay dhalinyaro iyo Siyaasiyiin isku heyb ay yihiin haba ugu badnaadaane ilaha dhaqaalaha dalka.

Sidoo kale Kheeyre aya ah shaqsi jecel inuu dadka ku heybta ah wax u qabto marka laga soo tago danta guud ee Qaranka.