Xaalada Caafimaad Caruur badan oo ku sugan Beledweyn oo laga dayrinayo

Reading Time: < 1 minute

Waxaa lagu soo waramayaa in Magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ay aad u liidato Xaalada Caafimaad Caruur uu soo ritay Cudurka Shuban Biyoodka kaa oo faro ku haya Curuur badan oo ku nool Magaalada Beledweyn.

Caruurta Cudurkaa la ildaran ayaa waxaa lagu dabiibayaa Magaalada Beledweyn waxaana halkaa xaaladooda kula tacaalaya Dhaqaatiirta Magaalada kuwaa oo sheegaya in ay san haysan dawo ku filan si ay Bukaanada ula tacaalaan.

Caruurta uu shubanku soo ritay ayaa waxa ay yihiin kuwo aad u yar yar waxaana la ogayn waxa cudurkaan uu ka dhashay waxaase Dadku kuu sheegayaan in uu ka dhashay Biyo wasaqaysan oo ay cabeen.

 

 

 

 

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!