Xaaf oo Maamul ka Madax Banaan Gal-mudugta Dhuusa-mareeb Dhisaya ?

Reading Time: < 1 minute

Madaxweynha Maamulka Galmudug Axmed Ducalle Geele Xaaf ayaa waxa uu Magaalada Gaalkacyo kawdaa abaabulka Dhismaha Galmudug loo dhanyahay waxaan lagu wadaa in uu xaaf soo dhiso Baarlamaan Cusub oo ay yeelato Galmudug.

Xaaf ayaa waxa uu wadaa samtabixinta Maamulka Galmudug waxa uuna si cad Caalamka ugu sheegay in uu badbaadin doono aayaha Dadka Degan Deegaanada Maamulka Galmudug.

Saasaanta uu wado Xaaf ayaa waxaa siweyn looga dareemayaa Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug waxaana arintaa uu xaaf wax u wado la dhacsanayn Dowladda Federaalka Madaxda ugu saraysa ku waa oo dana gaar ah kaleh dhismaha Maamulka Magaalada Dhuusa-mareeb.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!