Xaaf oo Khaye iyo Qarafaan ugu baaqay in ay Dhuus-mareeb isaga baxaan

Reading Time: < 1 minute

Xili ay kacsantahay Xaalada Deegaanada Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa waxaa madaxweynihii hore ee Maamulka Galmudug Axmed Ducaalle geele xaaf uu Xasan Cali Khaye iyo wasiirka Arimaha Gudaha Cabdi Maxamed Sebriye Qarafaan ugu baaqay in ay isga baxaan magaallada Dhuusa-mareeb ay Xamar isga laabtaan siloo dhiso Galmudug midaysan oo loo dhanyahay.

Xaaf oo si kulul u weerary Wasiirka iyo Khayre ayaa waxa uu tibaaxay in Galmudug ay god kusii dhecayso loona baahanyahay in labadbaadiyo hadii aysan Khayre iyo qarafaan faraha kala bixin ayuu sheegay in anaan xal loo heli karin dhibaatada kataagan Deeegaanda Galmudug.

Hadalkaa ayaa waxa uu kusoo aadayaa xili xaaf uu Dowldda kala laabtay istiqwaaladii uu Dowladda ku wareejiyay taa oo eheeday in layagleelo Galmudug midaysan oo loo dhanyahay waxa uuna Gaalkacyo uga dhawaaqay Gudi Doorasho Galmudug iyada oo ay shaqaynayaan dhamaan xubnihii gudiga ahaa oo ay Dowladdu u xilsaaratay Dhismaha Maamulka Galmudug.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!