Wiil Soomali ah oo xalay lagu dilay magaalada Pretoria ee Koonfur Afrika

Reading Time: < 1 minute

Waxaa xalay lagu dilay magaalada Mamelodi, Pretoria ee dalka Koonfur Afrika wiil dhalanyaro Ganacsato ah. Waa markii labaad asbuuc gudahood oo muwaadin Soomaali ah lagu dilo dalka Koonfur Afrika.

Waxaa maalinba maalinta ka danbeeysa soo badanayo dilalka lala beegsanayo muwaadiniinta ee ka gabacsata dalka Koonfurta Soomaalida iyada oo aysan jirin dolwad u hadasha ama difaacda muwaadiniinta Soomaalida.