Wiil Soomaaliyeed oo lagu dilay Rinkeby Stockhom (Faah-faahin)

Reading Time: < 1 minute

Wiil Soomaali ah ayaa Xalay Waxaa lagudhuftay xabad kaa oo kusugnaa Rinkeby Stockhom oo ah xaafada ay Soomaalida ku badan tahay ee dalka Swedan.

Booliska dalkaasi iyo hay’adaha gurmadka deg dega ayaa goobta gaaray iyagoo halkaasi ka qaatay marxuuumka ,waxaana ay xireen aagga.

Dilalka nuucaan ah ayaa dhowr jeer oo hore waxaa ay ka dhaceen Rinkeby Stockhom  kuwaasi oo waxyeelo ay kasoo gaartay dad soomaali ah