Wiil Mooto Bajaajle ahaa lagu dilay Muqdisho

Reading Time: < 1 minute

Kooxo ku hubeysnaa Bastoolado  ayaa gudaha Degmada Yaaqshiid  ee Gobolka Banaadir waxa ay ku dileen wiil moojo bajaajle ahaa

Dad goobjoogayaal ah ayaa waxa ay inoo sheegeen in dilka uu ka dhacay Xaafadda Carafaat  ee Demada  Yaaqshiid  islamarkaana ragg hubeysan ay toogteen wiil moojo bajaajle ahaa

Ruuxa  la dilay ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Bidaaye ,waxaana durbo goobta ka baxsaday ragii ka dambeeyay dilkiia.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!