Nin Darawal ka ahaa Mooto Bajaaj ayaa Goordhaw lagu Dilay Suuq Weyn ee Degmada Wadajir Ee Gobolka Banaadir,waxaana goobta ka baxsaday ruuxii dilkaasi fuliyay.
Dadka deegaanka ayaa MOL u sheegay in uu dilkaasi geeystay ruux ku labisnaa dareeyska Ciidamada Booliska Soomaaliyeed
Wadayaasha Gaadiidka Bajaajta ayaa inta Badan lagu Wax Yeeleeyaa Magaalada Muqdisho Waxaana Dhibaatadaas Geestay Askarta dowladda.