Wararka ka imaanaya deegaano katirsan gobalka shabeellaha hoose ayaa ku waramaya in halkaasi xalay uu ka dhacay dagaal u dhaxeeyay rag ka tirsan Al-shabaab iyo ciidamada xooga soomaaliya.
Dagaalkaan ayaa la sheegay inuu ka dhacay tuulada Aaybuuteey oo u dhaw deegaanka Mubaarak ee Gobolka Shabeellaha Hoose, halkaasi oo la sheegay iney fariisimo ku lahayeen askar katirsan Al-shabaab.
sarkaal katirsan Al-shabaab oo lagu magacaabo sheikh abuukar oo aad looga garanayay tuulada Aaybuuteey ee duleedka degmada Afgooye ayay shegen sarakil ka tirsan cidamada xoga dalka in ay ku so qabten dagaalkasi.
Al Shabaab aya dhawaanahan weeraro kala kulmayay ciidamsada dowlada federalka ah ee soomaaliya iyado cidamada xooga dalka ay kaga cawdeen in werarada ay qadan ka dib lagu amro in halkaasi ay so farajuyan.