Weerar Dad lagu dilay oo ka dhacay Gobolka Mudug

Reading Time: < 1 minute

Warar dheeraad ah oo kasoo baxaya Dagaal Weerar xoogan oo Xalay saqdii shexe ka dhacay tuulo lagu magacaabo qorax.

Tuulada uu dagaalku ka dhacay ayaa waxa ay dhanka galbeed kaga began tahay Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudu.

Sida lagu soo wararmo Khasara kala duwan ayaa Weerarkaa kadhashay waxaana Weerarkaa yimid kadib markii Maleeshiyo hubaysan ay Weerar xoogan kuqaaday Guri ay Dad deganaayeen waxaana rasaastii lafuray ay dhalisay khasaare gaaraya Dhimashada labo ruux,waxaana goobta isaga baxay Maleeshiyadii Weerarkaa sooqaaday.

Maalmuhii lasoo dhaafay waxaa deegaanada Gobolka Mudug kataagan xaalado adag waxaana isisootaraya Dagaalka dhex maraya beelaha walaalaha ah ee Gobolkaa wada dega.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!