Weerar Caawa ka dhacay Magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari!!

Reading Time: < 1 minute

Wararka Caawa nagasoo gaaraya Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay weerar dhaliyay qasaaro kala duwan oo lagu qaaday ciidamo ka tirsan kuwa Puntland

Ilaa 5 askari ayaa ku dhaawacmay qarax fiidkii caawa ka dhacay Bartamaha Boosaso, iyadoo qaraxa kadib la maqlayay Rasaas Xooggan.

lama ogo cidda sida rasmiga ah Ee la beegsanayay, laakiin Gaariga qaraxu haleelay ayaa ahaa mid ciidan.

Waxii kusoo kordha la soco insha’allah