Webiga oo markale ku fatahay Beledweyne iyo barakac xoogan oo bilaawday

Reading Time: < 1 minute

Waxaa lagu soo waramayaa in xaafado katirsan Magaalada Beledweyn ee Xarunta Gobolka Hiiraan uu ku fatahy Webiga Shabeelle kadib roobab xoogan oo halkaa kada’ay.
Daka kunool Xaafada kooshin ee Magaalada Beledweyn ayaa waxa ay bilaabeen in ay isaga baxaan Magaalda kadib daadad xoogan oo Guryohoodii buuxdhaafiyay.
Dadka kunool xaafada kooshin ee Beledweyne ayaa waxa ay dalbanayaan in lala soo gaaro gurmad maadaama uu saamweyn xoogan marlabaad ugaystay Fatahaada Webiga.

Marka lagasoo tago fatahaada Webiga Bil uun kahor ayeey eheeday markii Magaalada ay biyo buuxdhaafiyeen waxaana fataahaadaa kol hore Beledweyne kudhufatay kadhashy khasaare badan oo Naf iyo Maal isugu jira.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!