Waxgaradka K/galbeed oo ka digay in Ciidamada Amniga Maamulkaasi la xaqiro

Reading Time: < 1 minute

Iyadoo dhawaan dowlada federaalka ah Ee Soomaaliya ay Ciidamo geeyeen Magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee maamulkaasi ayaa waxaa soo baxaya eedeeymo la xariira arinkaasi oo loo jeedinaayo Dowlada dhexe.

Nabadoon Macaoow oo ka mid ah waxgaradka Maamulkaasi oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in dowladu ay qaadeeyso masuuliyada ka dhalata arinkaasi.

Sidoo kale waxaa uu ka digay In la ijaafeeyo Ciidamadii hore u jaagay Magaalada Baydhabo kuwaasi oo howl wanaagsan qabanaayay