Qabanqaabada qabashada Doorashada Aqalka Sare oo ka socota Dhuusamareeb

Reading Time: < 1 minute

Waxaa saaka ka socda   Hoolka wayn ee baarlamaanka dowlad gobaleedka Galmudug qaban-qaabadada qabashada oorashada xubnaha Galmudug ku matalaya  Aqalka sare. Waxaa  xalay laga dareemayay magaalada Dhusamareeb jawi kacsan oo la xiriira qaabka loo dooranayo Senators Galmudug.

Diyaar garowgii ugu dambeyay ee doorashada ayaa ka socda guud ahaan deeganada galmudug si gaar ah magaalada Dhuusamareeb oo ay maanta ka dhaceyso doorashada 6- kursi oo ka mid ah 8-kuri oo maamulka uu ku leeyahay Aqalka sare. Amaanka guud ee magaalada Dhuusamareeb ayaa saaka aad loo adkeyay, iyadoo waddooyinka magaalada lagu arkayo ciidamada Ammaanka.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!