Wasiiru Dowlaha W. Maaliyadda oo ka hor yimid Wasiirka Maaliyadaa 

Reading Time: < 1 minute

RW Kheyre oo xiriir qarsoodi ah la leh Waasiirka Maaliyadda kaas oo ku saleeysan danooyin gaar ah oo  uu Cabdirahman Bayle u fuliyo RW Kheyre ayaa waxaa soo ifbaxaya in khilaafka soo kala dhex galay Wasiiru dowlaha iyo Wasiirka. Wasiiru Dowle Maxamuud Xayir oo ayaa soo saaray qoraal uu ku canaananayo Wasiirka Bayleh taas oo salka ku hayso musuq maasuqa uu Bayleh ka wado Wasaarada isaga oo si hoose ula shaqeeysto RW Kheyre.

Qaar ka mida mas’uuliyiinta waaaaradda ayaa ayagana sidoo kale ka biyo diiday sida xun ee RW Kheyre ugu tagri falaayo handitida umadda isaga oo gabaad  ka dhiganaayi Wasiir Bayleh.

halkaan ka aqriso qoraalkaas.