Iyada oo ay kordhayaan Shaqsiyaadka u shaqeeya Al-shabaab oo hadana ka shqeeya Xafiisyada Dowladda ayaa Ganaraal indhaca Cadde waxa uu sheegay mar uu arintaa ka hadlayay in ay jiiraan Wasiiro ka tirsan Xukuumada Xasan Cali Khayre oo katirsan Al-shabaab.
Arintaa ayaa wax ay walwal xoogan ku abuurtay Dadka ka shaqeeya Xafiisyada kala duwan ee Dowladda kuwaa oo uu soo kala dhexgalay shaki xoogan waxaan dadku ay yihiin kuwo aad u hadal hayaa Qirashada Abshir Gaarane axmed oo ka tirsanaa waaxda Fanka Gobolka Banaadir in uu Al-shabaab la shaqaynanyay mudo sanado ah.
Hay,adaha amaanka ayaa waxa uu ugu baaqay in ay sameeyaan baaritaano dheeraad ah maadaamo shaqaalihii Dowlada ay Al-shabaab la shaqaynayaan arintaa ayaa waxaan weli la ogaan sirta ka dambaysa in shaqaale Dowlo uu la shaqeeyo Shabaab.