Wasiirka Warfaafinta Somaliland oo ka hadlay arrinta Geelle iyo Doorashada (Video)

Reading Time: < 1 minute

Wasiirka Wasaaradda warfaafinta Dhaqanka iyo Wacyigalinta ahna afhayeenka xukuumadda Somaliland Mudane Maxamed Muuse Diiriye ayaa shir jaraaid oo uu ku qabtay xafiiskiisa kaga hadlay Arrimaha  doorashooyinka iyo   Arrinta Ganacsade Axmed Cismaan Geelle

Shirkaan Jaraa’id ee uu qabtay Wasiirka ayaa ah kii ugu horeeyay ee uu qabtay ilaa inta la soo magacaabay.

Halkan ka daawo Shirka Jaraa’id: