Cabdullaahi Cali Xasan ayaa loomagacaabay Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha ,iyadoo sidoo kale Maxamed Cabdi Xayir Maareeye loo magacaabay Wasiirka Warfaafinta ,Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS.
Wasiirka Warfaafinta iyo Kan warshadaha oo la magacaabay
Reading Time: < 1 minute