Wasiirka Maaliyadda Kenya oo la amray in la soo xiro

Reading Time: < 1 minute

Ka dib markii musuq maasuq lagu helay Waa Wasiirkii Maaliyadda Kenyaiyow iyo asiiro kale ayaa  oo hay’ad dambi-baariseed oo ka madax bannaan xukuumadda Kenya ay amartay in la soo xiro.

Henry Rotich ayaa loo haystaa inuu sahlay, kana qeyb qaatay lunsashada lacagtaas oo lagu fulin lahaa laba biyo xireen oo laga dhisi lahaa gobolka Rift Valley. Dadka la amray in iyana la xiro waxaa kamid ah madaxda shirkadda mashruuca fulinaysay iyo xubno kale oo dowladda xilal ka haya

Waxaa nasiib xumo ah in musuqa baahay ee ka jira Soomaaliya ee uu hogaanka u hayo Xasan Kheyre aan wali qof loo soo xirin gaar ahaan Wasiir Belye oo xaraashay hantdii umada Soomaaliyeed. Dowlada Imaan doonta Bisha Maarso 2021 ayaa looga fadhiyaa in shaqsiyaadkaas maxkamad la soo taago.