Wasiirka Ganacsiga oo Magacaabay Xoghaye guud

Reading Time: < 1 minute

Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa maanta Magacaabay Xogahaye Guud ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshada.

Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ayaa Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda u magacaabay mudane Cabdicasiis Ibraahim Aadan, ka dib markii uu dhintay Ninkii xilkaasi haayay oo lagu Magacaabi jiray Abuukar Daahiye, Kaasoo ku dhintay Qaraxii Soobe 14-kii October.