Wararka nagsoo gaaraya Magaalada Baydhaba ee xarunta KMG ah ee Maamulka Koonfur galbeed Soomaaliya ayaaa waxaaa ay sheegayaan in Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaaf iyo wasiirka arrimaha Guulaha sabriye kullan ay yesheen lagu kala booday.
Wasiirka Arrimaha Gudaha ayaaa isku dayay in uu Xaaaf ka dbaadhiciyo in uu la kulmo R/wasaare Xassan Cali Kheeyre Hase’yeeshee taas ayaaana hirgalin ka dib markii uu diiday Xaaaf.
Sawir lagasoo qaaday markii kulanku dhamaaday oo lagu baahiyay Baraha bulshada ayaaa waxaaa laga dheehan karaa khilaafku halka uu maraayo taasi cadeeyn u ah in Xaaaf go’aaan adag ka qaatay Xukumada Kheeyre iyo warkeeda.
R/wasaare Xassan Cali Kheeyre ayaaa doonaya in uu kala dilo Madaxda Galmudug waxaana la rumeeysan yahay in khilaafka hadda taagan lagasoo abaabulay villa soomaaliya