Wasiirka arrimaha gudaha Maamulka Hirshabeelle oo xil ka qaadis sameeyay

Reading Time: < 1 minute

Wasiirka Arrimaha Gudaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cali Caadle ayaa xilka ka qaaday gudoomiye ku xigeenkii Arrimaha Bulshadda gobolka Hiiraan Sheekh Cusmaan Xuseen Cali iyo Xoghayihii degmada Beledweyne.