Wasiirka arrimaha dibadda Eritrea oo Muqdisho Yimid !!

Reading Time: < 1 minute

Cusmaan Saalax Maxamed, wasiirka arrimaha dibadda ee Eritrea iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhow soo gaaray magaalada Muqdisho.

Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa kusoo dhaweeyay Muqdisho, waana booqashadii labaad ee ku yimaado Muqdisho.

Wasiirka ayaa dhawaan tagay Magaalada Hargeya ee Caasimadda Somaliland, waxaana uu kulamo la yeeshay Mas’uuliyiinta maamulkaasi.