Wasiirka Wasaarda Aminga Xukuumada Federaalaka Soomaalia Maxamad Abuukar Isloow ayaa waxaaa Qoraal ka soo baxay Xoghayaha Guud ee Golaha Shacabka C/kariin Xaaji Buux looga dalbaday Wasiir Islow Ducaale in maalinta berri oo taariikhdu tahay 26 November inuu Baarlamaanka hor-yimaado.
Waxaa sidaa lafaray Wasiirka in ay soo raacaan dhaan Hey’addaha hoos-taga wasaaraddiisa si wax looga weediiyo ariha laxiriira Amniga iyo waxqabakooda .