Wakaalladda Wararka Bariga dhexe ee MENA ayaa sheegtay in la filayo inay berrito Kulan ku yeeshaan Xarunta Dhexe ee Ururka Jaamacadda Carabta ee magaalladda Qaahira.
Wasiiradda aya ka wada hadli doona Falkii ay Askarta Yuhuudda ku dileen 60 Falastiiniyiin ah meel ku dhow Xuduudka Marinka Qasa uu la wadaagto Yuhuudda.
Wasiiradda Arrimaha Dibedda ee dalalka Craabta waxay kaloo ka wada arrinsan doonaan Go’aankii sharci-darrada ah ee Safaaradda Mraaykanka loogu soo wareejiyey magaalladda Barakaysan ee Quddus.
Dhinaca kale, Ergadda Joogtadda ee Ururka Jaamacadda Carabta ayaa iyagana maanta Kulan ka yeelanayaa Tacadiga lagu hayo Reer Falstiin iyo Safaaradda ay Maraykanka ja furteen magaalladda Quddus-ta La-haysto,.