Waxaa Caawa Magalada Muqdisho ku geeriyooday Allaha u Naxariistee Marxuum Siciid Xaashi Tooxow Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Maamulka Hir-Shabeelle,kaasi oo maalmahaan Xanuunsanaayay
Wasiir Siciid Xaashi Tooxow ayaa maalmahaan ku jiray Isbitaalka Urdugan Ex,Digfeer ee Magalada Muqdisho,ka dib xanuun soo wajahay balse uu u geriyooday.
Waxaa la filayaa in lagu aaso Magaalada Muqdisho islamarkaana ay ka qeeyb galeen masuuliyiin ka tIrsan Baarlamaanka Maamulka Hirshabeelle