Wasiir Maareeye oo Qorsheeynaayo qaabkii uu ku boobi lahaa Hanti ka dhaxeeysa Umadda Soomaaliyeed (Aqriso)

Reading Time: < 1 minute

Waloow dowlada hada jirta ay ka siman tahay boobka iyo dhaca bareerka ah hadana wasiirada xukumada r/wasaare xassan cali kheeyre aad ayeey ugu sii kala xariiftan yihiiin,marka laga hadlaayo wasiirka Wasaarada Ganacsiga iyo  warshadahana kuma sii jiro.

Maxamed Cabdi xayir maareeye  ayaa waxaa uu hada damacsan yahay in uu boobo dhul ay leedahaya wasaaradaasi kuwaasi oo uu hada u sameeysanaayo Ducument’s been abuur ah,waxaana uu wadaa habkii uu kula wareegi lahaa.

Wasiir Maareeye oo ku dheereeya shaxda  dhaca ayaa shaqada ka ceeyriyay Agaasime gacanta ku haayay dhulkaasi iyo Ducument’s-yadii waxuuna ku amray in uu ku wareejiyo shaqsi ay qaraabo dhaw yihiin oo wasaarada dhawaan la keenay.

Dhulalkaan oo ku yaala degmooyin kala duwan ayaa waxaa suuragal ah in loo gacan geliyo shirkado uu saami ku leeyahay Wasiir Maareeye.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!