Wasiir Guri Barwaqo oo Shegay in Somaliland ay Jogan Dadkii Lo Dhaariyay Farahana Lagala Baxo Arimaheda

Reading Time: < 1 minute

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Maamulka Soomaaliland Cabdiraxmaan Cabdullahi Faarax (Guri Barwaaqo) oo aad uga careysnaa hadalkii Ra’iisul Wasaare Kheyre ee ahaa in ay sharcidarro tahay heshiiskii dekada Berbera aya shegay in berbera ay goan ka gari karan dadka lo dhariyaay.

Wasiirka aya sheegay in Madaxda Dowladda Soomaliya ee waqtigaan iyo kuwii hore ay aad uga kala duwan yihiin,isla markana madaxda hadda dalka ay aaminsan yihiin in ay yihiin kuwo loo dhaariyay Hargeysa iyo Berbera.

Wasiir Guri Barwaaqo aya sheegay in hadalkii ka soo baxay Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre uu ahaa mid la’iska yiri,isla markaana haregysa iyo Berbera dadkii loo doortay ay joogaan.

Hadalka Wasiirka aya kuso adaya xili xiisad adag ay ka dhalatay heshiiski berbera waxana maanta lagu wada in Golaha Wakiilada Somaliland ay ka doodan heshiiskaasi.