Wasiirka Maaliyadda Cabdiraxman Beyle oo maanta wareeysi gaara siiyay Idaaacada VOA ayaa sheegay in ay been ahayd in la faafiyo in Bangiga Aduunka Dayn ama Amaah siisay Dowladda Somaliya. Sida ay MOL horay idinkuugu soo tabisay Bangiga Aduunka dayn ma siinin Somaliya. Wasiirka ayaa qiray in lacagta Somaliya la siiyay ay ahayd kaalmo ama sadaqo Bangiga Aduunka ugu deegay shacabka Somaliyeed. Ra’iisal Wasaare Kheyre ayaa ka been abuuray Bangaga Aduunka kaas oo ka codsaday Dowladda Somaliya in ay ka noqoto beentaas isla markaana raali galin ka bixiso.
Wasiir Beyle oo raali galin ka bixiyay beentii RW Kheyre uu ka sheegay Bangiga Aduunka
Reading Time: < 1 minute