Wasiir Amar-dambe oo Shaqadii ka Joojiyay Agaasimihii Wasaaradda!!

Reading Time: < 1 minute

Wasiirka Gaashaandhiga Dowladda Soomaaliya Xassan Amar Dambe ayaa shaqadii ka joojiyay Agaasimihii guud ee Wasaaradda Gaashaandhiga Xukuumadda Soomaaliya Dr Sonkor Geyre.

Waxaa isla warqadaan si kumeel gaar ah xilkaas loogu magacaabay Warsame Maxamed Xassan (Kaytoon) oo kasoo jeeda deegaan ahaan Puntland, gobolka mudug.