Wariye caan aha oo ka tirsanaa warbaahinta Dalsan oo Geeriyooday

Reading Time: < 1 minute

Alle ha u naxariisto Wariye Axmed Xuseen Caddow oo ka tirsanaa Shaqaalaha Warbaahinta Dalsan ayaa goordhaw ku geeriyooday Isbitaal ku yaalla magaalada Muqdisho,kadib xanuun dhanka Wadnaha ah oo maalmaha uu isbitaalka la jiifay.

Marxuum Axmed Xuseen Caddow ayaa Tifaftire kasoo noqday Idaacadda Dalsan isagoo ka mid ahaa shaqaalaha ugu firfircaan Warbaahinta Dalsan.