Wareegto Kasoo Baxay Gudoomiyaha Degmada Cadaado Oo Mamnuucay In Lagu Shiro Magaaladaasi Cadaado

Reading Time: < 1 minute

Gudoomiyaha Cusub ee Degmadda Cadaado Cabdi kariin Maxamed Cilmi ayaa Warqad ka soo baxday Xafiiskiisa Ku amray in Wax Shirar ah iyo isu imaad lagu qabaN Karin Magaaladda Cadaado iyadoo aan Fasax laga heysan Maamulka.