Warbaahinta Caalamka iyo Baraha Bulshadda oo lagu faaqidaayo fashilka Dowlada Farmaajo iyo kenya iyo Itoobiya oo dhexda-gashtay(VIDEO)

Reading Time: < 1 minute

Madaxweyne Maxamed C/laahi Farmaajo oo dadka soomaaliyeed ay aad ula yaaban yihiin qaabka qaldan ee uu hogaanka dalka u weeciyay ayaa dadka dunida ku nool ee aan soomaalida aheeyn waxaa ay Baraha bulshada isla dhexmarayan fashilkiisa iyo Go’aankiisii qaldanaa ee Asmara.

Sidoo kale Video’s laga sameeyay ayaa waxaa ay dadka dunida tusinayaan qaabka qaldan iyo Hogaan Xumadiisa,waxaana lagu tilmaamayaa in uu yahay shaqsi ay ku adeegtaan Dowlaha Kenya iyo Itoobiya.

Kooxda Qiyaano qaran oo awood ku leh villa Soomaaliya ayaa mar walbo waxaa ay u taagan tahay sidii ay qar uga tuuri laheed Madaxweyne Maxamed C/laahi Farmaajo,waxaana u wehliya R/wasaare Kheeyre oo Boobka Hantida Qaranka uu Dalka u joogo