Wararkii ugu dambeeyey Shabaab siyaabooyin kala duwan oo lagu dilay Muqdisho

Reading Time: < 1 minute

Degmooyinka Boondheere iyo yaaqshiid waxaa maanta siyaabooyin kala duwan loogu dilay rag la sheegay in ay ka tirsanaayeen Kooxda Al-shabaab islamarkaana la toogtay.

Dilka ugu horeeya ayaa ka dhacay Agagaarka Daljirka Daahsoon ee Muqdisho ka dib markii nin ka tirsan Shabaab, uu damcay in uu dilo askari ka tirsan NISA kaasi oo kala hor-maray.

Sidoo kale Askari ka tirsan Ciidamada Booliska ayaa lagu dhaawacay degmada yaaqshiid,waxaana gacanta lagu dhigay ruuxii ka dambeeyay sida aan wararka ku heleeyno.

https://youtu.be/Mts1QhA0enI

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!