Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Soomaaliya Saakaay maxaa ka cusub Muqdisho

Reading Time: < 1 minute

Inta badan wadooyinka waa weeyn ee Magaalada Muqdisho Maanta waa ay xiran yihiin waxaana lasoo dhigay Ciidamo aad u fara-badan kuwaasi oo dadka iyo gaadiidkaba u diidaya in ay isticmaalaan wadooyinkaasi.

Dadka shacabka ah ayaa ah kuwa lugeeynaayo islamarkaana gelaayo socod dheer,waxaana lala yaaban yahay sababta maalin walbo loo xiraayo jidadka.

dowlada federaalka ah Ee Soomaaliya ayaana dan iyo heelo ka laheeyn arintaan waxaana ay shacabka gelineysaa caburin xoogan

https://youtu.be/g1DBV79U1PM