Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Magaalada Baydhabo (VIDEO qaabkii wax uga dhaceen)

Reading Time: < 1 minute

Dagaal xoogan ayaa maanta ka dhacay Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka baay kaasi oo yimid ka dib markii ciidamo itoobiyaan ah ay xoog ku kaxeeysteen musharax Muqtaar Rooboow cali.

Dad ka careeysan falkaasi ayaa iskugu soo baxay Gudaha magaalada iyagoo sameeyay banaanbaxyo iyo sidoo kale falal kale oo ay uga careeysan yihiin xadgudubka dowlada.

Ciidamada Booliska ee dhawaan la geeyay Magaalada iyo dad taageersan Wadaadka ayaa rasaas kala duwan isweeydaarsaday,waxaan idinsoo gudbineeynaa muqaal muujinaayo sida magaalada wax uga dhaceen.