Wararkii ugu dambeeyay:-Caawa maxaa ka cusub Magaalada Baydhabo!!

Reading Time: < 1 minute

Wararkii ugu danbeyay ee caawo aynu ka helno Magaalada Maydhabo ee xarunta KMG ee mamaulka Koonfur Galbeed Somalia ayaa shegaya in xaaladu ay tahay mid kacsan isla markaana magaalada lagu arkayo ciidamada kala duwan iyadoo fiidnimadii caawa u ka dhacay qarax bambaano.

Qaar kamid ah dadka degaanka ayaa warbaahinta u sheegay in Magaalada Baydhabo siweyn looga daremayo doorashada Madaxweynaha Maamulkaasi isla markaana ay dadka degaanku ka cabsi qabaan iska hor imaadyo ka dhaca magaalada.

Musharaxiinta ayaa aaminsan in Doorashada faragelin xoogan lagu haayo iyadoo dowladu ay dooneeyso in awood dhaqaalle iyo mid ciidanba ay isticmaasho

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!