Wararkii Ugu Dambeeyay Banaanbaxyo xoogan oo wali ka socda Baydhabo!!

Reading Time: < 1 minute

Wararkii ugu dambeeyay ee naga soo gaaraya Magaalada Baydhabo ee Caasimadda KMG ah ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa waxa ay sheegayaan in wali halkaasi ay ka socdaan rabshaddo looga soo horjeedo xarigii Musharax Mukhtaar Roobow Cali.

Dadka ayaa wali wadda Banaanbaxyo ay ku dalbanayaan in la sii daayo Sheekh Mukhtaar Roobow oo shalay dowladda Soomaaliya ay kasoo xirtay Magaalada Baydhabo.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!