Warar kala duwan oo ka soo baxaya Ganacsato Gaalkacyo lagu dilay

Reading Time: < 1 minute

Waxa ay ku soo waramayaan warar inaga soo gaaraya Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug  in duleedka Magaalada lagu dilay Afar ka mid ah Ganacsatada Qaadaka Mgaalada Gaalkacyo.

Dilkaa ayaa waxaa ka dambayay dhalinyaro hubaysan ku waa oo wadada u galay gaariga Qaadka siday waxaana Gaarigaa larasaaseeyay uu Qaadka ka qaaday Magaalada Galkacyo.

 

Dilkaa loo gaystay Afartaan ruux ayaa waxa ay ka mid ahaayeen Dadka aadka loo yaqaan ee halkaa ka shaqeeya waxaana hada socda dadaalo lagu soo qabayo Dadkii arintaa foosha xun ka dambeeyay.,

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!