Warar kala duwan oo ka soo baxaya Dab xoogan oo qabsaday Bangiga dhexe ee Soomaalia

Reading Time: < 1 minute

Waxaa Faaf-faahino kala duwan ay ka soo baxayaan Dab Xoogan oo qabsaday Xurunta  Bangiga Dhexe ee Soomaalia waxaan Dabkaa in la demiyo ay qaadatay Saacado badan.

 

Dabka oo ahaa mid aad u xoogana ayaa waxa ay qaadatay in la baqtiijiyo waqti badan woloow markii Dambe demintiisa lagu guulaystay.

 

ilaa iyo hada macada waxa uu dabkaa ka kacay mana cada Khasaaraha Dabkaa ka dhashay mana jiro wax war ah oo Laamaha kala duwan ee Dowladda ka soo baxay kaa oo ku aadan Dabkaa Bangiga qabsaday.

 

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!