Warar dheeraad ah ee Qaraxa Muqadishu ka dhacay caawa

Reading Time: < 1 minute

Wararka hor dhac ah oo aan wali la xaqiijin  oo soo garaya Xarunta MOL ayaa sheegaya in qaraxa markii uu dhacay ka dib ay gudaha Hotelka u galeen maleeshiyaad naftood hurayaal ah Hotelka Makkah Al Mukaramah.

Lama hubo arintaan laakiin wixii soo kordha gadaal ayaan idinka soo sheegi doonaa

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!