Warar dheeraad ah qaraxii galabta ee Xarunta Gobolka Banaadir

Reading Time: < 1 minute

Warar aan la xaqiijin oo hordhac ah  ayaa sheegaya in ilaa sadax gudoomiye degmo ay ku dhinteen qarxa galabata ka dhacay xarunta Gobolka banaadir kuwaas oo kala ah degmooyinka; Waaberi, Xamarweyne iyo Cabdicasiis.

Dhanka kale waxa dhaawac culus soo gaaray Eng Yarisow, Cabbdifatax  Xalane, Gudoomiye ku xigeenka Gobolka shakeeti,  Zeynab Xaabseey oo ah gudoomiyaha Degmada Wardhiigley, Kheyre oo ah degamada Howlwadaag.

Qaraxan ayaa imanaya saacado yar uun kadib markii Wakiilka Qaramada Midoobe u qabailsan Soomaaliya James Swan uu kula kulmay Gudoomiye Yariisoow Aqalka dowladda Hoose.