Warar hordhac ayaa sheegayo in qaraxu ka dhacay agagaarka K4 ee magaalada Muqadishu. Waxaana halkaas ku qarxay gaari waday walxaha qarxa. Qaraxa ayaa lgu sheegay in uu ahaa mid laba mar iska daba dhacay.
Waxaa goobta qaraxa ka dhacay hadda ka socda israsaaseyn xoogan…
Wixii soo kordha gadaal ayaan idinkaaga soo sheegi doonaa