Warar dheeraad ah oo kasoo baxaya Heweenay Shacab ah oo Askari kutoogatay Magaalada Muqdisho

Reading Time: < 1 minute

Waxaa warar dheeraad ah ay kasoo baxayaan Haweenay Shacab ahed oo Askari katirsan Ciidanka  Dowlada Federaalka  Soomaalia ku dishay Degmada Dharkiiynlay ee Gobolka Banaadir.

Haweenayda ayaa Askariga waxa ay kudishay Qoraygiisa waxaana haweenayda Dilka fulisay ay eheed Shacab Dilka ayaa waxa uu dhacay Shalay Gelinkii dambe waxa uuna kadhacay Xaafada kawaan bari ee Degmada Dharkiiynlay.

Dilka kadib ayaa Askartii ku sugneed saldhiga waxa ay kusoo bexeen dhawaqa Rasaata waxa ayna gacanta kudhigeen Haweenaydii Dilka gaysatay ilaa iyo hada macada waxa dhaxmay Askariga iyo Haweenayda Dilka fulisay Booliska Soomaalia ayaa waxa ay sheegeen in ay wadaan baaritaano kiiskaa ku aadan.