War Saxafadeed ay soo saareen Xisbiyada Wadajir, Daljir, Kulan iyo Madasha Horusocod.

Reading Time: < 1 minute

Xisbiyada siyaasadeed ee Wadajir, Daljir, Kulan iyo Madasha Horusocod ayaa waxay soo saareen war saxaafadeed ay kaga soo horjeesteen tallaabadii u ku kacay M Farmajo ee uu UNka kaga codsaday in Cunaqabateynta laga qaado dalka Eretria. Xisbiyada iyo Madasha waxay yiraahdeen “waxaan qabjab iyo walaac xooggan ka muujineynaa talaabada aan ka fiirsiga iyo mas’uuliyaddaba lahayn ee Madaxweyne Farmaajo ku kacay taas oo dhibaateyneysa Jamhuuriyada Jabuuti, oo ah saaxiibka ugu dhaw uguna fiican oo ay Soomaaliya leedahay.”

Halkaan ka akhriso War saxaafadeedkii

[googlepdf url=”http://46.101.175.207/wp-content/uploads/2018/08/130751.pdf” width=”900″ height=”800″]