War Murtiyeedka kasoo baxay shirkii Laascaanood ee sababay dagaalka socdaa

Reading Time: < 1 minute

War-Murtiyeed kasoo baxay shirka Laascaanood uga socday waxgaradka gobolada SSC ayaa lagui shaaciyey in gebi ahaanba ay iska diiddeen ka sii mid ahaanshaha Somaliland.

Waxa ay sidoo kale sheegeen in ayka mid yihiin oo ay hoostagaan Dowladda Federaalka ee Soomaaliya. Hadalkan ayaa ku soo aaday xili dagaalo culus oo saaka waaberigii qarxay ay ka socdaan magaalada Laascaanood kaasoo dhexmaraya ciidamada Somaliland iyo kuwa degaanka.

War-Murtiyeedka kasoo baxay Shirkii ka socday magaalada Laascaanood oo ka koobnaa 13 qodob kaasoo u qornaa siadatan:-

blank

blank

blank