War Murtiyeed Xildhibaanadii Moshinka ka Noqday.

Reading Time: < 1 minute

Xildhibaanada Kudlada Badbaado Qaran ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya markii ay qiimeeyeen xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo dhowris la’aanta sharciga ee hogaanka talada haya, waxay cadaynayaan in ay u tureen isla markaana u tanaasuleen danta dadka iyo dalka Soomaaliyeed ka dib dedaal Guddoomiyaha Golaha Shacabku ku bixiyay in soo-jeedinta xil ka qaadista Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya lagu xaliyo wada xaajood,

Waxay soo saareen War Murtiyeedkan:

[pdf-embedder url=”http://46.101.175.207/wp-content/uploads/2018/12/Warmurtiyeed-NSC-20-Dec-2018.pdf” title=”Warmurtiyeed NSC 20 Dec 2018″]