WAR DEG DEG:Qarax iyo dil ka dhacay Magaalada Muqdisho+Xaalada oo cakiran

Reading Time: < 1 minute

War goordhow nasoo  gaaray ayaa sheegaya in  Abaare 1:30PM Daqiiqo uu Qarax ka dhacay Meel Udhaw Isgoyska Bakaaraha Qeybta soo xigta Degmada Hodan.

Qaraxa ayaa ahaa Bambaanada gacanta laga tuuro,waxaana ka horeeyey Dil loo geystay Nin lagu soo koobay Magaciisa Dhuceey.

Dilka markii uu dhacay ayaa waxaa goobta kusoo xoomay Ciidamada Amniga taas oo keentay in Qaraxaasi F1-ta lagu Weeraro.

Dhaawacyo ayaa jira oo ciidanka soo gaaray,muddo kala carar ayaa ka jiray Isgoyska Bakaaraha oo Qaraxa iyo Dilka uu ka dhacay.