WAR DEG DEG:Nin Xaskisa ku dilay Magaalada Garowe

Reading Time: < 1 minute

War deg deg ah oo hada nasoo garay ayaa sheegaya in Nin ka mid ah dadka ku noo Magaalada Garowe ee Gobolka Nugaal oo dil ugeestay Xaaskiisa, sida ay inoo sheegen dad halkaasi ku sugan.

Dad Goobjoogayaal ah oo ku sugan Magaalada Garowe ayaa inoo sheegay in Xaafad lagu Magacaabo Hanti -Wadaag oo ka mid ah Xaafadaha Garowe oo Nin ku dilay Xaaskiisa.

Sidookale waxay inoo sheegen in dilka haweynedan ninkeeda dilay  uu dilkeeda u adeegsaday Tooreey.

Marxuumada ladilay ayaa lagu magacaabi jiray Khadra Maxamed Cali waxaana goobta soo gaaray ciidao ka tirsan  Boolsiika Magaalada Garowe.

Maalmahaan danbe waxaa soo badanaya nimanka dilka ugeeysanaya xaasaskooda iyadoona dhacdooyin nuuaasi oo kale ah todobaadkii hore ay ka dhaceeN Magaalada Caasimada ah ee Muqdisho.